Waxaan Dhisnaynaa
Mustaqbalka
Digitalkaaga
HimiloX waa agency xirfadleh oo sameeya websetyada quruxda
badan, kuwa shaqeeya, oo caawiya ganacsiyada inay online
noqdaan oo heer sare gaadhan.
50+
Projects
40+
Macmil Faraxsan
3+
Sano qibrad
98%
Qanacsanaan
Adeegyadayada
Waxa Aanu Kuu Samayn
Karno
Waxaan samaynaa websetyada noocyadooda kala duwan, si aad u
gasho suuqa online-ka si xirfadleh.
Websaydhka Maqaayada
Menu online ah, booking nidaam, iyo muuqaal fiican oo soo jiidanaya macaamiisha cusub.
Agency Website
Appointment booking, macluumaadka dhakhtarka, oo ku nidaamsanaan dib-u-eegis fudud.
E-Commerce Tukaan
Menu online ah, booking nidaam, iyo muuqaal fiican oo soo jiidanaya macaamiisha cusub.
Maxaa naga Khaas?
- Design Casri ah oo Qurux badan
Websaydh kasta waxaan u naqshadeynaa si gaar ah — ma aha template caadi ah.
- Xawaaraha Sareeya
Websaydhyadayada waxay ku shaqeeyaan heer sare oo xawli ah mobile iyo desktop.
- Support Joogto ah
Kadib dhameystirka mashruuca, waxaan ku joognaynaa si aan kuu caawino.
- Qiimo Macquul ah
Heer world-class ah qiimo aad macquul ah — ganacsiga yar iyo weyn.
- Waqti Dhakhso ah
Mashruucyada badankooda waxaan ku dhamaystirnaa 7–21 maalmood.
Shaqadeenna
Mashruucyada Dhameenay
Dhowr ka mid ah shaqadii aan hore u samaynay macaamiilladayada.
- All
- E-Commerce
- E-Learing
- News web
- Portfolio
Macaamiishu Waxay Yidhaahdaan
Aragtida Macaamiisheena
Dhageyso waxa macaamiishena ka sheegaan shaqadii aanu u qabnay.
Status
- Online & Building
50+
Projects
Naga Saabsan
Waxaanu Nahay Koox Xirfadleh
HimiloX waa digital agency ka dhashay Muqdisho, Somalia. Waxaan u heelnanahay in aan ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa aduunka kale u helno meel xooggan online-ka.
Khibraddayada waxay ka timaaddaa mashruucyo badan oo la shaqeeyay ganacsiyada kala duwan — maqaayado, isbitaallo, tukaanno online, agencies, iyo qof wal oo raba inuu muuqdo internet-ka.
Udub-dhexaadka shaqadayada waa: Naqshadayn qurux badan + Farsamaynta xirfadleh + Taageero joogto ah.
- Quality Kore
- Support 24/7
- Design Gaar ah
- Waqti Dhakhso
- Qiimo Macquul
- Mobile-Ready
Choose Your Growth Plan
Every successful business starts with a strong online presence. Select the plan that fits your needs today and scale your brand with confidence tomorrow.
Starter Package
Perfect for Personal Brands & Small Businesses- 1–3 Custom Pages
- Mobile Responsive Design
- Professional Contact Form
- WhatsApp Integration
- Basic SEO Optimization
- Fast Loading Website
- Social Media Links Integration
- Free Domain Setup Assistance
- 7 Days Support After Launch
Business Growth Package
For Businesses Ready to Scale Online- Up to 8 Custom Pages
- Premium Modern Design
- Blog or News Section
- Advanced SEO Setup
- Speed Optimization
- Social Media Integration
- Professional Business Email
- Google Analytics Setup
- Website Management Training
- 30 Days Priority Support
Premium Business Package
*Complete Digital Solution for Serious Brands*- Everything in Growth Package
- E-commerce or Booking System
- Security & Backup Management
- Content Strategy Consultation
- Monthly Website Maintenance
- Full Social Media Setup
- Advanced Performance Optimi
- Priority Technical Support
- Marketing & Growth Guidance
Bilow Maanta
Mashruucaaga
Kusoo Bilow HimiloX
Nala xiriir maanta — waxaan kuu diyaarinaa qorshaha bilaashka ah.
La Xiriir
Aan Dhismno Websaydhkaaga
Kula hadal kooxdayada maanta. Waxaan kuu diyaarinaa qorshaha iyo qiimaha bilaashka ah 24 saacadood gudahood.



